Daawo: Falan-qaynta Ciyaaraha iyo Finalkii Spanish Super Cup

 

Goolhayaha Real Madrid, Thibaut Courtois ayaa ka hadlay sidii ay ugu suurtogashay in uu hal rikoodhe ka badbaadiyo Atletico Madrid kulankii finalka Spanish Super Cup ee ay kooxdiisu ku guuleysatay,

 

 

kaas oo sidoo kale ee Saul Niguez rikoodhe kale ka khasaariyey Atletico. Courtois oo dhawr sannadood u soo ciyaaray Atletico Madrid oo Chelsea amaah kaga soo qaadatay,

 

waxa uu khibrad badan u leeyahay qaab ciyaareedka in badan oo ka mid ah laacibiinta Atletico Madrid ee ay isku soo gaadheen kooxda Simeone, waxaanay taasi ka caawisay inuu sii garto halka ay bartilmaameedsan karayaan marka ay tuuranayaan rikoodhaha.

 

WARKAAS OO FAAHFAAHSAN HALKAN HOOSE KA DAAWO

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker