Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Khudbad ka jeediyay Xaflad lagu Taageerayay Xisbiga UCID
Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, Oo xalay Khudbad ka jeediyay Xaflad lagu Taageerayay Xoghayaha guud ee Xisbiga UCID Sheekh Ibraahim Cabdi Xuseen, ee lagu Doortay shirwaynihii 4aad Ee Xisbiga UCID.