Daawo: Ciidamada Yuhuuda oo Qudha ka jaray 26 Qof oo ah Rayid Falastiiniyiina

Daawo: Ciidamada Yuhuuda oo Qudha ka jaray 26 Qof oo ah Rayid Falastiiniyiina.Hadaba 26 kan qof ee ay warbaahintu soo waraisay ayaa ah kuwii ugu dambeeyay ee ku dhinta Duqaymaha aan Kala Go,a lahayn ee Ciidamada yuhuudu ku Ganayaan Dadka Reer Falastiin ee aan waxba Galabsan , dhanka kalena Ururka Islaamic jihaad oo ah kuwii dagaalku ka bilawday ka Dib markii ay Ciidamada israaiil ka dileen Sarkaal , ayaan haba yaraatee hubka ay ku ganayaan Dhinaca yuhuuda uu Noqday mid aan Xitta Hal shaqsi ka dilin.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker