Daawo: Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale oo Eedihii Ugu Cuslaa Dusha ka Saaray Tv-ga Universal
Daawo: Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale oo Eedihii Ugu Cuslaa Dusha ka Saaray Tv-ga Universal.
Qoraa Boobe Waxaa uu Tv-ga Universal ku Eedeeyay inay Aalaba Baahiyo Barnaamijo ka Dhan ah Qaranka Somaliland .