Ciidanka Dab-demiska Hargeysa Oo Damiyay dab qabsaday guri ku yaala degmada Gacan_libaax.

Ciidanka Dab-demiska Hargeysa ayaa maanta damiyay dab qabsaday guri Jiingada oo ku yaala degmada Gacan_libaax.
Ciidanka ayaa markii gurmadkaa lagu soo wargeliyay, si degdeg ah u gaadhay goobtaas, Isla markaana xakameeyay dabkii. Waxaana ciidamadu badbaadiyeen hantidii gurigaa taalay.
Ma jirin dhimasho iyo dhaawac uu sababay dabkan, waxaana hawlgalkaa goobjoog ahaa ciidamada Booliska.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker