Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo Waraysi Garadhii Su’aasha Adag Waydiisay Madaxweynaha RUWANDA

DAAWO: WARAYSI GABADHII DALINYARADA AHAYD EE SUAASHA ADAG WAYDIISAY MADAXWAYNAHA RUWANDA, SUAASHAAS OO AHAYD MID AY MADAXWAYNAHA DALKAASI KAGA CODSATY INUU AQOONSADO  DALKEEDA SOMALILAND ,BALSE MADAXWAYNE BALL KIGAME WAXAA UU KU DOODAY INAY SUAASHAADI ADAG TAHAY OO WALI AANAY SOMALILAND BUUXIN SHURUUDIHII AQOONSIGA