Shirkada Oomaar oo ku goodidey inay Joojinayso Badeecad kala soo degista Berbera

Shirkada Oomaar company oo ah shirkada ugu wayn somalland ee wax kala soo dega dekeda berbera ayaa shaacisay in joojinayso wax kala soo degista dekeda berbera oo ay dhib kala kulantay wax kala soo bixidooda alaabaha ay kazoo dejiyaan taasi oo maamulka dekedu uxidheen shirgad gaadiid oo gaar loo leeyahay.

Masuul uhadlayay shirkada oomaar company ayaa ka warbixiyay sobobta ay ujoojinayaan wax kala soo degista dekeda iyo dhibta ay ku hayso shirkada gaadiid ee Towfiiq oo ah shirkad maamulku uxidheen galida gaadiidka ee dekeda, Islamarkaana lacag ku kordhisay bulshada.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker