Daawo:- Hormadii Ugu Horaysay Ee Xujaajta Sanadkan oo Ka Dhoofay Magaalada Hargaysa.

Hargaysa:- (OWN) Magaalada Hargaysa Waxa Maanta Ka Anba baxay Hormadii Ugu Horaysay Xujaajta Sanadkan Ee Reer Somaliland Ee Iyagu Soo Gudanaya Waajibaadka Cibaada Xajka Ee Sanadkan Shirkadda Ocean Airline Ayaa Qaaday Xujayda Sanadka Qaybtii Ugu Horaysay. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker