Maxaa Ka Jira In Diyaarad Sida Madaxweynihii Hore Ee Somaliya Ay Ku Xanibantahay Madaarka Muqdisho?

Muqdisho:(OWN)- Warar soo baxaya oo soo gaadhaya Xafiiska War-qabadka ee Shabakadda Wararka ee Oodweynenews,ayaa sheegaya in Diyaarad Sida Madaxweynihii hore ee Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed lagu xanibay Madaarka Magaaladda Muqdisho,iyada oo Diyaaraddaasi u sii jeeday Magaaladda Kismaayo oo uu dhawaan ka dhacayo Caleemo-saarka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Dalka Somaliya Somaliya Axmed Maxamed Islaam (Axmed-madoobe).

Ilaa hadda ma jirto cid ka tirsan Laamahha Amaanka iyo kuwa Duulista Dawladda Federaalka ah ee Somaliya,balse waxa jirtay inay Xukuumadda Federaalku weyn u xadiday Duulimaadyada tagaya Magaaladda Kismaayo,iyada oo ay hore u sheegtay in aanay aqoonsanayn Madaxweyne-nimadda Axmed-MadoobeImage may contain: 1 person

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker