Dhagayso: Waa Maxay Sababta ay Ciidamda Africom U kordhiyeen Weerarada Ka dhanka ah Al-Shabaab’

Dowladda Mareykanka ayaa saddexdii Sano ee lasoo dhaafay kordhisay Duqeymaha cirka ah ee ay gudaha Soomaaliya ugu geysaneyso kooxda Al-Shabaab.

 

Sannadki 2019-ki Mareykanka waxay Soomaaliya ka fuliyeen ilaa iyo 64 duqeyn, halka sannadkaan ay fuliyeen ugu yaraan 25 duqeyn oo dhanka cirka ah.

 

Haddaba maxay tahay sababta Mareykanka ay u kordhiyeen Weeraradooda Soomaaliya.

 

Hadaba Waraysi lala Yeeshay Taliya  Ciidamada  Mareykanka ee Africa ee loo yaqaano AFIROM, Gen Stephen Townsend.

Halkan Hoose Ka Dhagayso

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker