Wararkii ugu dambeeyay ee la xidhiidha dhimashada taliyahii guud ee ciidamada difaaca Kenya

Taliyihii Ciidanka Militariga Kenya, General Francis Ogola oo geeriyooday Khamiistii 18-kii April, ayaa maanta lagu aasayaa hoygiisa oo ku yaala Degmada Siaya ee Galbeedka Kenya.

General Ogola ayaa ku dhintay shil diyaaradeed, kaasoo ka dhacay deegaanka Kabem, Elgeyo Marakwet ee dooxada rift. Meydka Jeneraalka ayaa soo gaaray gobolka Ng’iya ee ismaamulka Alego Usonga waxaana la geyn doonaa dugsiga sare ee senator Obama halkaas oo lagu qabanqaabinayo xuska ka hor inta aan maanta la aasin.

Munaasabad aaska ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ciidamada cirka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker