Soomaalida Kenya oo soo dhoweeyey go’aanka mucaaradka

Mucaaradka Kenya ayaa mar kale todobaadkaan joojiyay dibadbaxyadii ay uga soo horjeedeen Dowladda Madaxweyne Ruto kadib markii Dowladdu ay isbeddal ku samaysay qaar ka mid ah tabashooyinkii ay qabeen mucaaradka.

Tallaabada ay mucaaradku mar kale ku hakiyeen dibadbaxyada mudada ay wadahadaladu socdaan ayaa waxaa si weyn u soo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee Kenya oo ay Soomaaliduna ay ka mid tahay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker