Daawo : Madaxweyne Cusub Oo Loo Doortay DDSI Iyo Madaxweynihii Hore Oo Ka Hadlay

Jigjiga(OWN) War goor dhaw naga soo gaaray magalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya guddiga fulinta xisbiga dimuquraadiga dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya madaxweyne u doorteen Mustafe Maxamuud Cumar  Cagjar.

Kulan maalmihii ugu danbeeyayba ay lahaayeen Golaha fullinta ee dowlada deegaanka Soomaalida ee Itoobiya ayaa Mustafa Muxumed Cumar loogu doortay in uu noqdo madaxweyanaha maamulka.

Halkan Hoose Ka Daawo 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker