Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Lasoo Taagayo Lix qof oo ajnabi ah Iyo Sababta?

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa shaacisay in Sabtida 17-ka April 2021 ay fureyso dacwad ka dhan ah 6 qof oo ajnabi ah kuwaasoo ay ku jiraan madaxda Hay’adda cilmi baarista Sahan Research ee fadhigeed yahay dalka Kenya.

Qoraalka Maxkamadda oo maanta soo baxay ayaa lagu sheegay in lixdan uu ku furan yahay dacwad ciqaab ah oo loo heysto inay ku kaceen faafin xogaha Amniga Qaranka iyo Basaasid siyaasadeed & mid ciidan oo ku xusan qodobadda: 199/200/201/202 /204 iyo 205.

Xubnaha Maxkamadda G/Banaadir dacwadda kusoo oogeyso iyagoo maqan ayaa kala ah sida ku xusan qoraalka:-

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker