Dhegayso: Waraysi Madaxwaynihii Hore ee Somalia Xasan sh Maxamuud oo ka hadlay Doorashooyinka ka dhacaya Maamul Goboleedyada

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baaq nabadeed u direy beelo ku dagaalamaya deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan.

Madaxweyne Xasan oo wareysi siiyey VOA ayaa ugu baaqey waxgaradka deegaanka iyo mas’uuliyiinta maamulada Galmudug, HirShabelle iyo dowlada dhexeba in ay arrintan u istaagaan xalkeeda.

Madaxweyne Xasan waxa uu sidoo kale ka waramey caqabadaha kala heysta dowlada dhexe iyo maamul-goboleedyada dalka.

Arrimaha kale ee uu ka hadlay waxaa ka mid ah doorashooyinka la filayo inay dalka ka dhacaan oo ay ku jirto tan madaxweynaha ee 2021.

Falastiin Axmed Iiman ayuu u waramey, isagoo ugu horrey ku billaabaya baaq nabdeed oo u u direy beelaha ku dagaalamaya Hiiraan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker