Afar Wiil oo Walaalo ah oo Hal Mar ku geeryootay Ceelbiyood

Warar naxdin badan ayaa sheegay in afar nin oo Walaalo ah ay ku dhaceen ceel biyood sidaasna mar qura kuwada geeriyoodeen deegaan ka tirsan degmada Shabeelley ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya

Dadka deegaanka ayaa ku waramay in afartan nin ay ku dhaceen ceelka oo kuyaalay togga Faafan oo hoostaga magaalada Jigjiga xili halkaasi joogeen, waxaana ragan walaalaha la sheegay in ceelkaasi ugu tala galeen in ay ka waraabiyaan beer ay lahaayeen.

Ehelada ragan ceelka ku dhacay kuna geeriyooday ayaa sheegay in saacado kadib ogaadeen falkan argagaxa leh kadib markii uu soo war galiyay nin Oromo ah oo shaqaalo ka ahaa beerta shilkan ka dhacay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker