Dhegayso: Halista Ammaanka Internet-ka oo aad U Korodhay intii uu Soo Baxay Coronavirus

Inta badan Shaqaalaha u shaqeeya dowladda federaalka Mareykanka, kuwa dowladaha gobollada iyo shaqaalaha shirkadaha gaarka Loo leeyahayba ayaa lagu Amray iney Guryahooda ka soo shaqeeyaan oo Aanay  iman Xarumohooda shaqada.

 

Talaabadan ayaa ah mid looga dan leeyahay in lagu yareeyo faafista Cudurka Coronavirus. Hase ahaatee hay’adaha ammaanka qaabilsan iyo khubarada ammaanka internetka ayaa ka digaya in tallaabadan ay keeneyso khatartii ugu adkeyd ee dhanka weerarada internet-ka ee cyber-attacks loo yaqaano.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker