Somaliland iyo Soomaaliya Oo Uu Berri Wada Hadal U Furmayo
Waxa la filaya in maalinta berri ah ay dib u furmi doonan Wada-hadalada Somaliya iyo Somaliland, kuwaasi oo wajiga koowaad ee Wada-hadaladaasi ka furmi doonan magalada Nairobi ee dalka Kenya.