Maxaad ka Taqaanaa Masuulka Loo Calaamadiyay Madaxwaynaha Cusub ee Afganistaan

Maxaad ka Taqaanaa Masuulka Loo Calaamadiyay Madaxwaynaha Cusub ee Afganistaan

Waa kuma Madaxwaynaha Cusub ee Aphanistan?

Mullah Cabdulqani Baradar Wuxuu DHASHAY SANNADKII 1968WAXANUU ku dhashay Gobolka Usyaan ee Koonfurta dalka Afganistaan Waxaanuu kusoo barbaaray Magaalada Qandahaar

Sidoo kale Wuxuu ka mid ahaa Ardaydii uu soo Tababaray Asaasihii Taalibaan Mullah Omar AHN
Mr Baradaar oo imika Loo Calaamadiyay in Loo doorto Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Afgaanistaan ayaa soo Shaacbaxay dagaalkii Midawgii Sofiyeeti ee Sannadihii Sideetamiiyadii ,

Sannadihii udambeeyayna Wuxuu Taalibaan u Qaabilsanaa Xoghaya Arrimaha debedda ee Ururka Taalibaan , Waxaan Hogaaminayay Heshiiskii Sannadkii hore ka dhacay Magaalada Doxa ee dalka Qatar ee Ururka Taalibaan iyo Maraykanaka ee lagu kala saxeexday in Ciidamada sheesheeye dalka laga saaro Waana Nin ay si wayn u Qadariyaan Dhamaan Shacabka Reer Afghanistan ,

Waxaana lagu wadaa in Maalmaha soo socda Loo Doorto Madaxwaynaha Qaranka ee Afghintaan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker