Hargeysa; “Caasimad Maamul-xumo Ragaadisay” Berbera: “Iftiin Horumarineed oo ka soo ifaya”. Dhamaystirka Wadada Ceerigaabo yay sugaysaa?

Barnaamijka Somaliland USA Program ee Tempo Afric TV, wuxuu idiin soo bandhigayaa socdaalkii aniga oo Mohamud Geedwareershe  aan ku tagay Somaliland. Barnaamijkan waxaan si gaar ah ugu qiimaynayaa Dowladaha Hoose ee Hargeysa iyo Berbera. Mudadii 7 sano ahayd ee Golayaashooda Deegaanka ee Hargeysa iyo Berbera maxay  ka qabteen magaalooyinkaas?.  Xaalada Wadada Ceerigaabo iyo dhamaystirkeeda.

 

Mohamud Sh Abdi Yusuf (Geedwareershe)

Bahda Tempo Afric TV Somaliland USA Program

Minneapolis, Minnesota, USA

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker