FINLAND: Daawo Wacdaraha Xaflad Cajiib ah oo loogu dabbaal-degay Xuska 18-May iyo Siyaasiyiinta Dalkaas oo ka Qayb-gashay
Halkan Hoose ka Daawo Wacdaraha Xaflad Cajiib ah oo loogu dabbaal-degay Xuska Munaasibadda 28-guurada maalinta Qaranimada Somaliland ee 18-May iyo Siyaasiyiinta Dalkaas oo ka Qayb-gashay