Mareykanka oo sheegay war farxad u ah ciidamada Ukraine.

Xukuumadda Washington ayaa sheegtay in gantaallada cusub ee riddada dheer ee la hago ay siinayso xukuumadda Kyiv. Gantaaladan ay laba jibaari doona masaafada duqeymaha ee ciidamada Ukraine.

Afhayeen u hadlay Pentagon-ka ayaa sheegay in talaabadan ay awood u siineyso dadka reer Ukraine inay difaacdaan dalkooda isla markaana dib ula wareegaan dhulka uu Ruushku ka qabsaday.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker