Taliyihii difaaca adag u ahaa Israa’iil ee Xamaas ay sheegtay in ay gacanta ku dhigtay

Nimrod Aloni waxa uu dhashay 12 Luulyo sanadkii 1973-dii waxaa la waayay shalay oo ahayd 7-dii Oktoobar oo ciidamada ururka Xamaas ay weerar lama filaan ah ku ekeeyeen Israa’iil isla markaana ay gudaha u galeen.

Waxa uu dhowr jagooyin muhiim ah ka soo qabtay ciidamada millitariga ee Israa’iil ee loo yaqaano IDF, gaar ahaan ciidanka Depth Corps ee ka tirsan Ciidamada Difaaca Israa’iil, isaga oo noqday taliyaha qaybta 143 aad ee Gaza, iyo hawlgallada aagga Ramallah.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker