Sheekh ka Dhiidhiyey Dhalan-rogga Taalooyinka Hargeysa iyo Talooyin uu soo Jeediyey

Maxamed Axmed Cali Shiil (Nairobi) oo ka mid ah dhalinyarada Hargeysa isla markaana sheegtay inuu iska laha hal-abuurka Taalooyinka Diyaaradda iyo Gacanta ee magaalada Hargeysa caanka ku tahay, ayaa ka hadlay isbeddelka iyo dib-u-habaynta lagu sameeyey Taallada Diyaaradda ee Hargeysa oo uu ku tilmaamay mid aan ka tarjumayn ujeeddada dhabta ah ee ay ka tarjumayso.

Maxamed Axmed Cali waxa uu ku taliyey in taallada Gacanta oo u taagan astaankii Halganka si gaar ah loogu magacaabo Allah ha u naxariistee Mujaahid Maxamed Xaashi Diiriye (Lixle).

Hadalka Maxamed Axmed Shiil oo lagu naanayso NAIROBI, ka daawo Muuqaalka Hoose

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker