Shacabka Laascaanood Oo Kasoo Horjeestay in Dastuurka Somaliland lagu Dhigo Dugsiyada

Xukuumadda Somaliland ayaa  Manhajka Waxbarashada lagu daro Barashada Dastuurka, si taa loo hirgelinaya waxa heshiis kala saxeexday todobaadkan Wasaaradda Waxbarashada iyo Wasaaradda Dastuurka oo meel-marinta arrintan ka wada shaqaynaya.

 

Hadaba siday u arkaan  Shacabka Laascaanood   in Dastuurka Somaliland lagu Dhigo Dugsiyada?

 

 

Halkan hoose ka daawo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker