Dhinacyada iskuhaya Suudan oo heshiis kale gaadhay

Dhinacyada ku dagaallamaya Suudaan ayaa ku heshiiyey in xabbad joojinta hadda dhamaatay lagu kordhiyo shan maalmood oo dheeraad ah, ka dib markii ay dhexdhexaadiyeen Maraykanka iyo Sacuudi Carabiya.

Iyadoo militariga Sudan iyo kooxda ka soo horjeeda ee RSF, ay ballan qaadeen inay joojinayaan weerarrada cirka, madaafiicda iyo dagaallada waddooyinka, midkoodna si buuxda uguma hoggaansamin xabbad joojinta hore ee todobada maalmood aheyd.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker