Wasiirka Gaadiidka JSL Oo Ka Cudurdaartey inuu Iscasilo iyo hadalhaynta Mustaqbalka ee Siyaasada Ururadda

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Hurumarinta Jidadka, Cabdirisaaq Ibraahim Axmed(Ataash), ayaa Ka Cudurdaartey, inn uu Ka Tanaasulo Xilka Golaha Wasiiradda Xukuumada,uu Ka Mid yahey Xiligan.

Cabdirisaaq Ataash, oo Wakhtigan ah Siyaasi Saameyn Ku leh Gobolada uu Kasoo jeedo, ayaa la Sheegay, inn uj iga Cudur daartey  iscasilaada indhawaale la hadalhayey Kadib Markii, uu Arkey Rag aann door Ku laheyn Siyaasada iyo Deegaanada uu Kasoo jeedo oo Dabada Ka Riixaya, inn ui baneeyo Mansabka taas, oo ay Suurtagal Tahey in ay Sabab u Noqoto Taasi, inn Gaab Weyni Ka Dhex Baxo Gobolada Sool iyo Xukuumada Ka Tirsan Yahey.

Wasiirka Gaadiidka Iyo Hurumarinta Jidadka Cabdirisaaq Ibraahim Axmed, ayaa Kamid ahaa Wasiiradii u Dambeeyay ee uu Xilka Golaha Wssiirada Xukuumadiisa Kusoo Darey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Kaas, oo Dhinsca Siyaasada Sool mudadii ui joogay laga Dareemay, Saamayntiisa Siyaasadeed, iyo Meelaha uu ka Gufeeyay Nidaam Xumo Maamul, oo hore uga jirtey Gobolka.

Waxaana Loo badinayay hadalhayntiisa, inn uu Kamid yahey Ragga danaynayay Mustaqbalka Siyaasadeed ee Furista Ururada Siyaasada.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker