Raisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Lagu soo Dhaweeyay Jabuuti

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay magaalada Djibouti.

Rooble iyo Wafdiga la socday waxaa garoonka Diyaaradaha Januuti ku soo dhaweeyeen dhiggiisa Jabuuti Maxamed Cabdulqaadir Kaamil, Wasiirro iyo mas’uuliyiin kale oo katirsan dowlada Jabuuti.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galaya caleemo saarka madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo dhawaan dib loo doortay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker