Daawo Wareysi Gaar ah Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareysi siiyey TV-ga Saab, ayaa sheegay in xukuumadda ra’iisul wasaare Rooble aanay  hanaanka doorashooyinka waxna ku kordhi karin, waxna ka dhimi karin.

 

Waxa uu sheegay in ka mucaarad ahaan ay mar hore u diyaar-garoobeen doorashada dalka, isla markaana ayba jeclaan lahaayeen in waqtiga loo qabtay ka hor la qabto.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker