Gudoomiye Saleebaan Oo Beeniyey inuu warqad is casilaad ah uu u gudbiyey Madaxweyne Biixi

Guddoomiyaha Golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa beeniyey inuu warqad is casilaad ah uu u gudbiyey Madaxweyne Biixi,waxa uu sheegay in haddii uu jagadaa iska casileyo uu u sheegayo Golaha u doortay Guddoomiyenimada Golaha Guurtida Somaliland.

“Golahani isaga ayaa i doortay,Madaxweyne ima doorran, Dadweyne ima doorran,cid kale ima doorran,haddii aan warka aad raadinaysaan bixinayo Golaha ayaan u sheegayaa “ayuu yidhi Guddoomiye Saleebaan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker