Madaxwayne Ordagen oo Kulan Muhiima la Yeeshay Hogaamiyaha Jarmalka

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga kulamo muhiim ah kula yeeshay Hoggaamiyaha Dawladda Jarmalka Angela Merkel oo booqasho rasmi ah ku joogta dalkaas.

 

 

Madaxweyne Erdugan ayaa carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo in la dhowro waajibaadka caalamiga ah ee la xiriira arrimaha qaxootiga gaar ahaan dadka kasoo barakacaya colaadaha ka aloosan dalka Suuriya.

 

 

Recep Tayyip Erdogan ayaa si cad ugu sheegay hoggaamiyaha Jarmalka Angela Merkel in si cadaalad ah loo wadaago mas’uuliyadda iyo culeyska la xiriira ilaalinta iyo ka warqabka dadka qaxootiga ah ee ka gudbaya xadka dalalka Turkiga iyo Giriiga.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker