Madaxweynayaasha Dalalka Ethiopia Iyo Eretria Oo Maanta Kusoo Wajahan Magaalada Moqdisho Xilli Ay Xiisad Siyaasadeed Ka Oogantahay.

Muqdisho-(OWN)-Hoggaamiyeyaasha dalalka Ethiopia iyo Eritrea ayaa la sheegayaa in saacadaha soo socda ay soo gaadhi -doonaan magaalada Muqdisho.

ilo xog-ogaal ah ayaa  xaqiijyey In ay Muqdisho ku soo wajahan yihiin ra’isal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweynaha Eritrea Isias Afawarki.

Kulankan ayaa daba-socdo midkii Gondar ee gobolka Baxar-daar .

 

Sooyaalka Heshiisyada 3da Dal:

1) Heshiiskii Madaxweynaha Soomaaliya, Eretereeya iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya ku kala saxiixdeen magaalada Asmara 5 – 6 September 2018 ee lagu sheegay war murtiyeedkii kasoo baxay in lagu heshiiyey 4 qodob oo ay ugu muhiimsanaayeen iskaashi dhaqaale, siyaasadeed, dhaqan iyo amni oo sadexda dowladood sameystaan.

2) Heshiiskii Madaxweynaha Soomaaliya, Eretereeya iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ku kala saxiixdeen magaalada Gondar ee gobolka Baxar-daar November 10, 2018

Natiijada sawirka abiy afwerky

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker