Sareeye Guuto Abdirizak Siciid Bulaale abaanduulaha koowaad ee ciidanka qaranka soomaliland ayaa maanta xilkii kala wareegay

Sareeye Guuto Abdirizak Siciid Bulaale abaanduulaha koowaad ee ciidanka qaranka soomaliland ayaa xilkii kala wareegay Abaanduulihi Hore Ahna Taliyaha Cusub Ee Asluubta.

sareeye guuto Ahmed cawale yusuf (libaax) oo isagana loo magacaabay taliyaha ciidanka Asluubta soomaliland Sareeye Guuto Abdirisak Siciid Bulaale ayaa ahaa taliyihii ugu tayda ficanaa ee soo mara ciidanka madaxtooyada somaliland isla markaana isbedel balaadhan ku sameeyay ciidanka taliye abdirisak ayaa Hada sii wadi doona shaqada Abaanduulaha Kowaad Ee ciidanka qaranka ahna taliye ku xigeenka ciidanka qaranka somaliland isagoo aqoon Wayn u leh ciidanka qaranka somaliland ahna masuul hawl kar ah lana filayo in uu kor u qaado tayda ciidanka qaranka Somaliland oo ah laf Ddhabarta somaliland. Ugu Danbayntii Gen.Afguduud ayaa balan qaaday in uu u hagar bixi doono dalkaasi inta uu awoodo isagoona horay uga soo qayb qaatay hormarka ciidanka qaranka somaliland tani iyo markii ay somaliland ku dhawaqday gooni iskutaaga sanadkii 1991-kii.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker