Cuqaasha Degmada Gar-adag oo ka Hadlay Isdhexgalka Labadii Beelood Ee Colaadu Ku Dhexmartay Ceel-afweyn

Cuqaadha iyo waxgaradka degmada Gar-adag,ayaa ka hadlay is dhexgalka bulshada deegaanka gaar ahaan labadii beelood ee walaalaha ahayd ee shaqaaqooyinku ku dhex mareen Deegaanka degmada Ceel-afweyn.

 

Waxaanay ka hadleen Raxmaadla ALLE ee degmada Gar-adag helay oo la isugu soo guuray,waxaanay si weyn u soo dhaweeyeen waxgaradka iyo cuqaasha  Gar-adag in ay diyaar u yihiin in ay soo dhaweeyaan cid kasta oo deegaanka degmada Gar-adag usoo guurtay isla markaana ay cid kasta oo nabad wadda gacmo furan ku soo dhawaynayaan.

 

 

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker