Dhegayso: Xidhiidhka Maamul Goboleedka Puntland iyo Dawlada Dhexe ee Somalia oo Halkii Ugu Xumayd Maraya

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo maanta shir Ja’raaid ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ka hadlay khilaafka dowladda federalka iyo maamul goboleedyada.

Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Puntland ay shir wada-tashi arrimaha dowlad dhiska Soomaaliya ah ku qabsan doonto magaalada Garoowe, bartamaha bisha March.

Saciid Deni ayaa ku eedeeyey dowladda dhexe ee Soomaaliya “inay faro-gelin xooggan ku hayso” arrimaha maamul goboleedyada.

 

 

WARKAAS OO DHAMAYSTIRAN HALKAN HOOSE KA DAAWO:

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker