Madaxweynaha Somaliland oo Kormeeray Xabsi laga Dhisaayo Bariga Hargeysa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi, ayaa maalintii shalay oo ay taariikhdu ahayd 20-07-2022 soo kormeeray jeelka labaad ee ay Hargeysi Yeelan doonto oo dhismihiisu ka socdo Bariga Caasimada Somaliland, ka dib markii madaxweynuhu ka soo noqday Akaaddemiga Shaqo Qaran.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker