Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay sababta Axmed Madoobe ay ugu taageertay magacaabista maamulka Gedo

Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowladda federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ka hahdlayay mamaulka cusub ee dhawaan madaxweynaha Jubalnd Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) u magacaabay gobolka Gedo ayaa sheegay in maadaama gobolkaasi uu ka mid yahya Jubaland ay dowladdu ku saxantahay in ay ku tagaeerto jubaland mamaulka loo magacaabay.

Wuxuu sheegay in dalku uu yahay federal, ka wasiir ahaanna uu mowqifkiisu yahay midka dowladda,isagoo muujiyay in tillaabadaas sabab looga hor yimaado anae muuqan.

Wasiir Fiqi ayaa ka jawaabayay su’aal laga waydiyay khilaafka gobolka Gedo oo sii xoogeystay dhawaan kadib markii maamulka cusub loo magacaabay, kaas oo ay ka horyimaadeen siyaasiin ka soo jeeda gobolka.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker