Ciidamo Kasoo Goosteen Maamulka Puntland

dawladda Somaliland ayaa soo bandhigay Ciidamo ay sheegen in ay kasoo goosteen Maamulka Puntland gaar ahaan kuwo qeyb ka ahaa dagaalka ka socda deegaanka Tukaraq ee u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland.

 

 

Ciidamadaas oo tiro ahaan gaareysa ilaa 120 Askari ayaa gaaray Magalada Taleex  Somaliland waxa ay sheegeen in ay si iskood ah uga soo baxeen furumaha dagaalka,isla markaana xilligan wixii ka dambeeya ay ka mid yihiin Ciidamada Somaliland.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker