Switzerland Oo U Codeeyey in La Mamnuuco Niqaabka

Dalka Switzerland ayaa afti laga qaadey dadweynuha waxay u codeeyeen in la mamnuuco niqaabka ama indho shareerka ay dumarka muslimiinta ahi wajiga ku xidhaan.

Natiijada rasmiga ah ee aftidan ayey boqolkiiba 51.2% u codeeyeen mamnuucida halka 48.8% maya ku codeeyeen.

Qaar ka mid ah ururada u dooda xuquuqda aadanaha ee Yurub ayaa go’aanka aftidan ku tilmaamay culeys lagu beegsanayo gabdhaha muslimiinta ee nool dalkaasi.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker