“Gudida Wanaag Farista Burco Tallaabo Halago Qaado, Inay Dadka iska Xidh-xidhaan waa Fawdo” Fanaan Cabdi jibaar Khaliiji

Fanaanka Caanka ah ee Cabdi Jibaar Khaliiji ayaa Si Adag U Dhaliilay Gudida Culimada ah ee Ka Shaqeeya Magaalada Burco, isagoo Sheegay inay Sharcigii Wadanka u yaallay Ka Talaabsadeen.

Waxaa kaloo uu ka Hadlay sababta Suugaanyahankii Gobolka Togdheer Dibadda iyo Gobolada kale uga aadeen magaalada Burco.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker