“Muuse Biixi waxa uu culays ku saaraya Xasan Sheekh” Eng Faysal Cali Waraabe

“Muuse Biixi waxa uu culays ku saaraya Xasan Sheekh in ay kulan foolka fool ah wada yeeshaan , wuxuu ku dul ciyaaraya dab.!
Haddii ay mar uun wada hadallada Somaliland iyo Somalia dib u bilaamayaan waxay bilaamayaan oo kaliya marka la qabto doorasho madaxweyne oo xor iyo xalaal ah, waxaana hagi doona madaxweynaha si sharci ah loo doorto ee muddo xilleedkiisa sharciga ah ku guda jira..”
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker