Afhayeenka Ganacsade Axmed Cismaan Geele Oo U Jawaabay Madaxtooyada Somaliland

Afhayeenka Ganacsade Axmed Cismaan Geele ee lagu magacaabo Axmed Cali Nuur oo si kulul uga jawaabey eedeymo Ganacsade Axmed Cismaan Geele uga yimid madaxtooyada Somaliland iyo Dawladda Jabuuti , ayaa xalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa uu kaga hadlayo arintaas.

Afhayeenka Oo Faah Faahin Layaableh Ka Bixiyay Sida Ay Qoyska Maamulla Dalka Jabuuti Ugala Wareegeen Ganacsigiisii Iyo Shaqsiyaadka Gaarka Loogu Qoray.

Halkan hoose ka daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker