Daawo:- Khamri Iyo Xashiishad Laga Beeray Gudaha Boorama oo La Gubay Iyo Maamulka Gobolka Awdal oo Walaac Ka Muujiyay Khatarta Maandooriyuhu Ku Hayo.

Boorama:- (OWN) Gudaha Maxkamadda Raf-caanka Ee Magaalada Boorama Waxa Maanta Lagu Gubay Khamri Iyo Xashiishad ay Gacanta Kusoo Dhigeen Laamaha Amaanka Ee Gobolka Awdal Masuuliyiinta Maxkamadda Raf-caanka Iyo Maamulka Gobolka Ayaa Sheegay in Xashiishadan Ay Gubeen Laga Beeray Beer Ku Taala Gudaha Gobolka Awdal Waxaanay Digniin Culus Udireen Cid Kasta Oo isku Dayda in Ay Gudaha Gobolka ay Soo Galiyaan Noocyada Maan Dooriyaha………….. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker