Wafdi ka Socda Kenya Oo Lagu soo Dhaweeyay Magalada Hargeysa.

Magaalada Hargeysa ee   Xarunta Somaliland waxaa Maanta soo gaadhay Wafdi uu Hoggaaminayo Hoggaamiyaha Xildhibaanada laga tirada badan yahay (minority  Parlimant) ee Baarlamaanka Kenya Junet Mohamed.

 

Ujeedka wafdiga ayaa  lagu sheegay inay tahay sidii Loo xoojin lahaa Xidhiidhka u dhexeeya Somaliland iyo dawlada  Kenya.

 

Xubnaha Wafdiga ee ka socday Kenya ayaa  kulan la qaateen Mas’uuliyiinta Xisbiyada muxaafidka iyo mucaaradka Somaliland,waxaan a y horay kulamo ula qaateen Gudaha Kenya wefdi ka socday Somaliland oo booqday waddankaasi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker