Madaxweynaha JSL Oo Sagootiyey Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida iyo Wefti uu hoggaaminayo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa sagootiyey wefti uu hoggaaminayo madaxweynaha dawlad-deegaanka Soomaalida oo dalka u yimi ka qaybgalka munaasibaddii lagu furayey ballaadhinta marsada caalamiga ah ee Berbera.
Madaxweyne Muuse Biixi, ayaa madaxweynaha dawlad deeganka Soomaalida ugaga mahadnaqay kasoo qaybgalkiisa munaasibadda furitaanka dekedda Berbera, waxana kulanka goob joog ka ahaa xubno kamid ah golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, wasiirro katirsan dawlad-deegaanka Soomaalida iyo safiirka dalka Itoobiya u fadhiya caasimadda Hargeysa.
May be an image of 2 people, people sitting and indoorMay be an image of 6 people, people sitting and people standingMay be an image of 16 people and people standingMay be an image of 2 people, people standing and indoor

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker