”140 Qof ayaa bishan lagu aasay xabaalaha gudaha magaalada Burco”

Maayarka magaalada  Burco Maxmed Cabdiraxmaan Muraad ayaa sheegay in intii ay taagnayd xaaladan xannuunka safmareenka ah ee Covid-19, xabaalaha gudaha magaalada Burco lagu aasay dad tiradoodu dhan tahay boqol iyo afartan qof.

Sannadkan 2021 oo xannuunkku si weyn u soo laba kacleeyay guud ahaan, gobollada dalka Somaliland ayaa sahayday dad fara badan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker