Xisbiyada Mucaaradka Ee Waddani Iyo Ucid Oo Ka Qayliyay Mooshin Ka Dhan Ah Oo Golaha Guurtida Loo Gudbiyay Oo Ay Tuhmeen Inay Madaxtooyadu Ka Damabyso
Xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa waxaa ay sheegen in sababta xildhibaano ka tirsan golaha guurtidu mooshinka uga gudbiyeen xisbiyada qaranka ay tahay maxaa madaxweyne Muuse Biixi loo mucaaridayaan , waxaana ay cadeyeen in ay arintaasi tahay arin sharciga baalmarsan