Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Magacaabay Xilal cusub

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa Magacaabay Xilal cusub, waxaanu Xilalkaasi u Magacaabay siyaasiyiin Caan ah.

Siyaasiyiinta uu xilalka u Magacaabay waxa ka mid ah Cabdilllaahi Jaamac Cismaan (Geel-jire), Cabdi Haybe Maxamed, Xildhibaan Baar Siciid oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker