” Waan  In La joojiyaa Diwaan-Gelinta Ciyaartoyda magacyada ajaanibka ah la baxaaya.”

Ag/Waaxda Ciyaaraha Ee WDH&Ciyaaraha JSL Cabdi-Rashiid Caydiid Yaasiin ayaa ku amray Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Football Federation SLFF inay joojiyaan Diwaan-Gelinta Ciyaartoyda magacyada ajaanibka ah la baxaaya.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker