Wararka Ka Imanaya Deegaanka Dararweyne Ee Degamada Ceel Afweyn Ayaa Sheegaya In Halkaasi Xalay Qof Lagu Dilay.

Ceel-afwayn-(OWN)- Deeganka Dararweyne oo dhinaca bari kaga  began magaalada Ceel Afweyn ayaa xalay fiidkii waxaa lagu dilay nin ka soo jeeda  mid ka mid ah beelihii dhawaan halkaas ku degaalamay ee lagu heshiiyey

Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray  Marxuum Saleebaan Xuseen Maxamed kana mid ah dadka ku noola deeganka Darar weyne

Deeganka Darar weyn ee xalay qofka lagu dilay ayaa waxaa ku suugan ciidamada qaranka Somaliland o mudooyinkii ugu danbeeyey halkaas deganaa.

Image result for ceel afweyn

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker